Mashruuca Dhismaha Wadada isku xirta Jalam iyo Xarfo oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo maanta ku tegey Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa dhaggax dhigay Mashruuca dib-u-dhiska waddada isku xirta magaalada Jalam iyo degmada Xarfo. Mashruuca dib-u-dhiska Waddada Jalam-Xarfo waxaa iska kaashanaya maamulka Puntland iyo Midowga Europe, wejiga koowaad ee la dhisaya waa 65KM taasi oo qorshuhu yahay … Continue reading Mashruuca Dhismaha Wadada isku xirta Jalam iyo Xarfo oo la dhagax dhigay (Sawirro)